Dowladda Somalia oo Mishiinada Ogsijiinka & qalab kale gaarsiisay Jubbaland (Sawirro)

Mas’uuliyiin ka socday Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay horkaceysay Wasaaradda Caafimaadka Federaalka ayaa waxa ay maanta gaarsiisay Maamulka Jubbaland (Kismaayo) agab caafimaad oo loogu talagalay latacaalida iyo xakameynta caabuqa cudurka COVID-19 Agabkan ayaa isugu jira qalabka looga hortaggo caabuqa, Neefsiiye iyo qalabka lagu baaro caabuqa. Sidoo kale masuuliyiinta ayaa kormeer ku sameeyay xarunta lagu xanaaneeyo … Continue reading Dowladda Somalia oo Mishiinada Ogsijiinka & qalab kale gaarsiisay Jubbaland (Sawirro)